Bismillahi, manta oo Tariiqdu tahay 16,DECEMBER 2023, Madaxweyne kuxigeenka 1aad Ee Dowlada Jubbaland Mudane Mohamud Sayid Adan oo kormeer kuyimid xafiiska Guddiga Shaqalaha Rayidka Dowlada Jubbaland.
Kormeerka oo ahaa mid uu baryahan Madaxweyne kuxigeenku kumarayay xarumaha Dowlada ayaa Waxaa xafiiska Guddiga Shaqalaha Rayidka Dowlada Jubbaland Kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Guddiga Mudane Siyaad