Taariikhdu markay ahayeed 5–6 Sebtembar 2026, Waxa magaalada Kismaayo lagu qabtay aqoon is weydaarsi ku sabsan horumarinta anshaxa shaqada iyo kor u qaadista badqabaka goobta
Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Jubaland, oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka socday Mashruuca Somalia Enhancing Public Resource Management (SERP) ee uu maalgeliyo Bangiga Adduunka,
Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubbaland, Mudane Siyaad Ibraahim Maxamed ayaa si rasmi ah u soo xiray tababbar socday muddo laba cisho ah, kaas oo
Kismaayo, July 22, 2026: Waxaa maanta si rasmi ah loo dhagax dhigay dhismaha Xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa ka
Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxuu Kormeer ku sameeyay Garsoorka iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada adeegga rayidka, iyo kor u
Tababarkan aya Socday mudo afar cisho ah ona laxiriiray Hanaanka Qiimeeynta Shaqaalaha (appraisal performance form) iyo Hanaanka loo maareeyo kala duwanaanshaha shaqaalaha goobta Shaqada (
July 14 ,2024 Gudomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Mudane siyad Mohamed ibrahim iyo Agaasimahaha guud ee guddiga shaqaalaha rayidka jubbaland sadam Yusuf Moalim ayaa Magaalada Mogadishu
Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland oo kaashanaya Machadka Tababarrada Qaranka (SMPA) ayaa si wadajir ah u sameeyay qiimeynta baahiyaha Tababar ama xirfadeed ee ay qabaan
June 21 ,2025 Aqoon isweydaarsi muhiim ah oo diiradda lagu saarayey dib-u-habaynta maamulka hay’adaha dowladda iyo horumarinta shaqaalaha ayaa lagu soo gebagebeeyey magaalada Kuala Lumpur
15 July ,2025 Waxaa magaalada Nairobi ee Dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shirkii Madasha 4’aad ee Dib u habeynta Maamulka Dadweynaha ee labada heer ee