KISMAAYO ,KHAMIIS, 25, JANAAYO 2024: Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland oo tababar usameeyay shaqaalaha Rayidka ee Wasaaradaha kala duwan ee jubaland.
Tababarkan aya Socday mudo afar cisho ah ona laxiriiray Hanaanka Qiimeeynta Shaqaalaha (appraisal performance form) iyo Hanaanka loo maareeyo kala duwanaanshaha shaqaalaha goobta Shaqada (