Kormeerka Wasaaradda beeraha iyo waraabka
Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxuu Kormeer ku sameeyay Wasaaradda beeraha iyo waraabka iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada adeegga rayidka,