Kormeerka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxuu Kormeer ku sameeyay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada adeegga