Civil Service Commission – Jubbaland State Somalia

News & Article

Day: July 6, 2026

Kormeerka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxuu Kormeer ku sameeyay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada adeegga rayidka,