Civil Service Commission – Jubbaland State Somalia

News & Article

Day: July 19, 2026

Kormeerka wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka

Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxuu Kormeer ku sameeyay wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada adeegga