kulan wadatashi (Stakeholder Engagement and Community Consultation)
Kismaayo: Manta oo Taariiqdu tahay 1 Agoosto 2026 ,Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay kulan wadatashi (Stakeholder Engagement and Community Consultation)