Dib-u-habeynta nidaamka mushaar bixinta shaqaalaha dowladda
Maanta oo taariikhdu tahay 22/04/2026 Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabtay shir looga hadlayay dib-u-habeynta nidaamka mushaar bixinta shaqaalaha