KISMAAYO ,AXAD, 21, JANAAYO 2024: Guddiga Shaqalaha Rayidka Jubbaland oo tababar usameeyay qaar ka mid ah shaqalaha rayidka ee Wasaaradaha kala duwan ee dowlad goboleedka Jubaland.
Tababarka ayaa laxiriiray Hanaanka Maaraynta Cadaadiska Lagala kulmo xiliga Shaqada (Stress Management) Tababarkan Waxaa Guddiga Ka taageerayay Mashrcuuca PREMIS II Waxaana Casharada Bixinaayay Lataliyaha ee