Munaasabada Xil-wareejinta ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaar kamid ah Labada golle ee Dowladda Agaasimayaal Guud iyo Gudiga Gaadiidleyda Jubbaland iyo Marti Sharaf Kale
May 4, 2025, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland iyo Gudoomiye kuxigeenka Gudiga Shaqada iyo Shaqaalaha Rayidka Jubbaland ayaa Xilka ukala wareejiyay Agasimihii