Civil Service Commission – Jubbaland State Somalia

Munaasabada Xil-wareejinta ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaar kamid ah Labada golle ee Dowladda Agaasimayaal Guud iyo Gudiga Gaadiidleyda Jubbaland iyo Marti Sharaf Kale

May 4, 2025, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland iyo Gudoomiye kuxigeenka Gudiga Shaqada iyo Shaqaalaha Rayidka Jubbaland ayaa Xilka ukala wareejiyay Agasimihii hore ee Wasaaradda gaadiidka Murshid Abas Buro iyo Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland Maxamed Cabdullaahi Macalin.

Facebook
Pinterest
Twitter
LinkedIn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *