Xilka u kala wareejiyay Agaasimihii hore ee Wasaaradda caafimaadka Mudane Xuseen Macalin Cali bayax iyo Agaasimaha Cusub ee Wasaarada, Mudane Maxamed Xuseen Maxamed.
May 5,2025 Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Jubbaland, Mudane Ismail Axmed Garas iyo Gudoomiye ku-xugeenka Gudiga Shaqaalaha Rayidka ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Abuukar