Wafti ka tirsan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Jubbaland oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha rayidka Jubbaland ayaa booqasho shaqo ku tagay Xarunta Hubinta Caafimaadka Shaqaalaha Dowladda Jubbaland.
Wafti ka tirsan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Jubbaland oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha rayidka Jubbaland ayaa booqasho shaqo ku tagay Xarunta Hubinta Caafimaadka