Civil Service Commission – Jubbaland State Somalia

Wafti ka tirsan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Jubbaland oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha rayidka Jubbaland ayaa booqasho shaqo ku tagay Xarunta Hubinta Caafimaadka Shaqaalaha Dowladda Jubbaland.

Xaruntan ayaa ah mid muhiim ah oo ka shaqaysa hubinta iyo daryeelka caafimaadka shaqaalaha Dowladda Jubbaland iyo sidokale shaqaalaha gaarka ah iyadoo kaalin weyn ka qaadanaysa badqabka iyo tayada shaqaalaha.

Masuuliyiinta ayaa ugu horreyn warbixin ka dhageystay Agaasimaha Xarunta, Cabdiasiis Cabdullaahi Cabdi, oo uga warbixiyay howlaha ay xaruntu qabato iyo adeegyada ay shaqaalaha u hayso.

Agaasimayaasha Guud iyo Guddiga Shaqaalaha rayidka Jubbaland ayaa si weyn u bogaadiyay xaruntan oo ay hirgeliyeen dhalinyaro Soomaaliyeed, iyagoo xusay muhiimadda ay u leedahay shaqaalaha Dowladda Jubbaland iyo kuwa gaarka lo lee yahay.

https://www.facebook.com/share/v/17tQseSv36/
Facebook
Pinterest
Twitter
LinkedIn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *