Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Jubaland, oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka socday Mashruuca Somalia Enhancing Public Resource Management (SERP) ee uu maalgeliyo Bangiga Adduunka,
Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubbaland, Mudane Siyaad Ibraahim Maxamed ayaa si rasmi ah u soo xiray tababbar socday muddo laba cisho ah, kaas oo