Shirkii labaad ee Qorshaha Dib-u-habaynta Nidaamka Mushahar bixinta.
Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowlada Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay Shirkii labaad ee Qorshaha Dib-u-habaynta Nidaamka Mushahar bixinta oo loo qabtay Agaasimayaasha Guud