Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland Mudane Siyat Ibrahim Mohamed ayaa aqalka Martida oga qaybgalay Qorshaha hormarinta Dowlada Jubbaland 2025-2029
Qorshaha Horumarinta Dowladda Jubbaland ee 2025-2029 ayaa wax badan ka bedeli doona kobaca dhaqaalaha, Maamul wanaagga, Horumarinta bulshada,adkeysiga deegaanka iyo Isbadelka cimilada Dowlada Jubbaland Qorshaha