Qorshaha Horumarinta Dowladda Jubbaland ee 2025-2029 ayaa wax badan ka bedeli doona kobaca dhaqaalaha, Maamul wanaagga, Horumarinta bulshada,adkeysiga deegaanka iyo Isbadelka cimilada Dowlada Jubbaland
Qorshaha Hormarinta Waxaa kaqayb galay Wasiiro,xildhibaano Agaasimayaaasha wasaaradaha iyo Dhamaan Madaxda Dowlada qaybaheeda kala Duwan waxaana Daahfuray Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlada Jubbaland Mudane Sheekh Cabdi Mohamed Abdirahman.
Geeddi socodka diyaarinta Qorshaha waxaa wada-tashiyo lagala yeelan doonaa Hay’adaha Dowladda iyo Ururada Bulshada Rayidka ah.






