Maanta oo ay taariikhdu tahay 21/02/2024 wyxuu guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland kulan laqaatay dhamaan Agaasime Waxaadeyadda Maamulka Maaliyada iyo Shaqalaha Wasaaraddaha iyo Xarumaha kale Ee Dolwliga ah.
Shirka Oo kadhacay Xarunta Dhexe Ee xafiiska Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland ayaa Waxaa Shir Gudoomiyay Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Jubaland Mudane Siyad Ibrahim Mohamed