Civil Service Commission – Jubbaland State Somalia

Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland oo tababar uqabtay qaar kamida Shaqaalaha Wasaaradaha Jubbaland.

August 11 ,2024 Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalah Rayidka Jubaland Mudane Siyad Ibrahim Mohamed ayaa Daah furay tabarar laxiriira Hanaanka Maaraynta iyo caqabadaha ay lakulmaan shaqaalaha xiliyada Shaqada.(Stress Managment Training)

Gudoomiyaha oo hadal kajeediyay madasha ayaa kula dardaarmay dhamaan kaqayb galayaasha inay sida ugu haboon fursadan oga faaidaystaan gaarsiiyaana xarumahi ay kashaqaynayeen si aqoonta Shaqaalaha kor loogu qaado.

Tababarka Waxaa Guddiga Kataageeray Mashruuca Premis2 waxaana Labada Bari oo tababarka uu socday Cashiradda Soo jeedinayay Lataliyaha Mashruuca PREMIS2 Warsame Muhumed

Gabagabadii waxaa Dhamaan kaqayb galayaasha lagu gudoonsiiyay Shahaado sharaf cadaynaysa xirfada aqooneed ee ay barteen Waxaana Soo xiray Gudoomiye Kuxigeenka Guddiga Shaqaalaha Rayidka Mudane Ahmed Mohamed abukar.

Facebook
Pinterest
Twitter
LinkedIn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *