Civil Service Commission – Jubbaland State Somalia

Dhismaha cusub ee xafiiska guddiga Shaqaalaha Rayidka

Dhismaha cusub ee xafiiska guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Jubbaland ayaa la qorsheynayaa in la bilaabo bisha shanaad ee sanadkan, Mashruucan dhisme waxaa maalgelinaya Bangiga Adduunka, gaar ahaan mashruuca SERP.

Dhismahan cusub ayaa la filayaa inuu xoojiyo howlaha iyo adeegyada guddiga, isla markaana kor u qaado hufnaanta maamulka shaqaalaha rayidka.

Facebook
Pinterest
Twitter
LinkedIn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *