Civil Service Commission – Jubbaland State Somalia

News & Article

Category: Events

Kormeerka wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka

Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxuu Kormeer ku sameeyay wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada adeegga

Kormeerka Wasaaradda Caafimaadka

Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubaland aya booqasho shaqo ku tagay Wasaaradda Caafimaadka. Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha guud ,Agaasime Waaxeedyada iyo qaar ka