Taariikhdu markay ahayeed 5–6 Sebtembar 2026, Waxa magaalada Kismaayo lagu qabtay aqoon is weydaarsi ku sabsan horumarinta anshaxa shaqada iyo kor u qaadista badqabaka goobta
Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Jubaland, oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka socday Mashruuca Somalia Enhancing Public Resource Management (SERP) ee uu maalgeliyo Bangiga Adduunka,
Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubbaland, Mudane Siyaad Ibraahim Maxamed ayaa si rasmi ah u soo xiray tababbar socday muddo laba cisho ah, kaas oo
Kismaayo, July 22, 2026: Waxaa maanta si rasmi ah loo dhagax dhigay dhismaha Xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa ka