Civil Service Commission – Jubbaland State Somalia

𝐇𝐨𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐉𝐮𝐛𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐬𝐞

𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐲𝐨 𝟐𝟒, 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟔:

𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐑𝐚𝐲𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐉𝐮𝐛𝐛𝐚𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐝 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐡𝐢𝐦 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐮𝐮 𝐰𝐞𝐡𝐞𝐥𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐤𝐮𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐛𝐮𝐤𝐚𝐫 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐤𝐮𝐪𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐇𝐨𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐉𝐮𝐛𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐬𝐞.

Gudoomiyaha Golaha Dhalinyarada Gobalka Jubbada hoose 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞: 𝐚𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐊𝐡𝐚𝐥𝐢𝐟 𝐌𝐮𝐫𝐬𝐚𝐥 iyo Gudoomiyaha Dhalinta 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞: 𝐑𝐚𝐲𝐬 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐟𝐢𝐭𝐚𝐡 𝐀𝐝𝐚𝐧 ayaa Gudoonka lawadaagay xaalada guud ee dhalinyarada Gobalka iyo qorshaha hormarinta sanadka cusub ee 𝟐𝟎𝟐𝟔-kaas oo dhalinyarada kor loogu qaadayo aqoontooda iyo in dowladu qayb kaqaadato doorka hormarinta dhalinyarada ee gobalka guud ahaan.

Gabagadii Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Jubbaland 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 : 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐝 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐡𝐢𝐦 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 ayaa bogaadiyay dhalinyarada doorka firfircoon ee ay oga qayb qaadanayaan hormarinta bulshada isagoona balan qaaday in dowladu garab taagantahay dhalinyarada maadama ay yihiin lafdhabarta bulshada Soomaaliyeed.

Facebook
Pinterest
Twitter
LinkedIn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *