Civil Service Commission – Jubbaland State Somalia

𝐊𝐮𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐑𝐚𝐲𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐉𝐮𝐛𝐛𝐚𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 :𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐛𝐮𝐤𝐚𝐫 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐛𝐢𝐧 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐚𝐥𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐨𝐨 𝐌𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐒𝐄𝐑𝐏 𝐨𝐠𝐚 𝐖𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐮𝐦𝐚𝐧 𝐑𝐞𝐬𝐨𝐮𝐫𝐜𝐞 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐢𝐧𝐟𝐨𝐫𝐦𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦 (𝐇𝐑𝐌I𝐒)

Kulanka waxaa Goob joog ahaa Gudoomiye Kuxigeenla Guddiga 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐘𝐮𝐧𝐢𝐬 𝐀𝐥𝐢 Lataliyaha Mashruuca SERP 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞: 𝐙𝐚𝐤𝐚𝐫𝐢𝐲𝐞 𝐇𝐚𝐣𝐢

Wafdiga oo uu hogaaminayay 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐚𝐳𝐢𝐳 ayaa Gudoonka iyo Shaqaalaha Xafiiska lawadagay nadaamkan iyo habraacyada muhiimka u ah in lahelo hanaan dhamaystiran oo lagu ilaalin karo xogta iyo hormarinta Shaqaalaha Dowladda

Gabagabadii Guddoonka Guddiga iyo Shaqaalaha Xafiiska ayaa lawadagay wafdiga caqabadaha iyo khibaradii laga helay Hanaankii hore loo isticmaali jiray si midan Cusub loo balaariyo una noqdo mid dhamaan shaqalaha Rayidka ee dowladaa Fursad ugu helaan in loo isticmaalo Kar joogtaydooda iyo hormarintooda Guud ahaan.

Facebook
Pinterest
Twitter
LinkedIn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *