Kismaayo 18 ,August 2025: Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubbaland Mudane Siyat Ibrahim Mohamed ayaa kulan wadatashi ah laqaatay gabdhaha Kashaqeeya Xarumaha Kala duwan Ee Dowladda.
ulanka waxaa kasoo qaybgalay Gudoomiye kuxigeenadda Guddiga,Ahmed Mohamed Abukar, Yunis Ali Shegow iyo Kusimaha Agaasimaha Guud Ee Guddiga Saddam Yussuf Moalim. Gudoomiyha Guddiga Shaqaalaha Rayidka