Civil Service Commission – Jubbaland State Somalia

26,DECEMBER 2023: XAFLAD LAGU ABAALMARINAAYAY SHAQAALAHA XAFIISKA GUDDIGA SHAQAALAHA RAYIDKA OO EE DOWLAD GOBOLEEDKA JUBALAND LAGU QABTAY XAFIISKA GUDDIGA.

Guddiga Shaqalaha Rayidka Dowlada Jubbalad ayaa qabtay Munaasabad ay kasoo qaybgaleeyn dhamaan Shaqaalaha xafiiska qaybahooda kalagaduwan kaas oo ay Goobjoog ka ahaayeen Gudoomiyaha iyo labadiisa gudoomiye kuxigeen .

Munaasabada ayaa Muhiimadeedu ahayd Umahadcelinta dhamaan iyo Abaalmarinta Shaqaalahi ugu wanagsanaa xaga Shaqada Sanadkan Dhamaanaya Ee 2023.

Gabagabadii Gudoomiyaha ayaa dhamaan Shaqalaha Shahaado Sharafeed Gudoosiiyay sidookalena kula dardaarmay in shaqo wanaag iyo hufnaan ay muujiyaan siina laba jibaaraan dadaalkooda.

Facebook
Pinterest
Twitter
LinkedIn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *