Kormeerka oo ahaa mid uu baryahan Madaxweyne kuxigeenku kumarayay xarumaha Dowlada ayaa Waxaa xafiiska Guddiga Shaqalaha Rayidka Dowlada Jubbaland Kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Guddiga Mudane Siyaad Ibrahim Mohamed.
Gudoomiyaha ayaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa Lawadaagay warbixin laxiriirta Shaqooyinkii u qabsoomay xafiiska iyo warbixin laxiriirta xogta Shaqalaha kala duwan Ee ka howlgala dhamaan Wasaaradaha iyo xarumaha Kala duwan Ee Dowlada Jubbaland.
Gabagabadii Madaxweyne Kuxigeenka 1aad Ee Dowlada Jubbaland Mudane Mohamud Sayid Aden oo hadalka qaatay ayaaa bogaadiyay Shaqada hufanta leeh ee uu xafiisku uhayo Shacabka reer Jubbaland, sidoo kalena balanqaaday inay wax kaqaban doonaan talooyinkii iyo qodobadii xafiisku lawadaagay sido kalena uu gaarsiindoono Madaxweynaha




