Civil Service Commission – Jubbaland State Somalia

Furitaanka Shirkadda Dhismaha ee ka shaqayn doonta hirgelinta xafiiska Guddiga Shaqaalaha Rayidka.

Maanta oo taariikhdu tahay 20/04/2026, waxaa si rasmi ah loo qabtay furitaanka shirkadda dhismaha ee ka shaqayn doonta hirgelinta xafiiska Guddiga Shaqaalaha Rayidka.

Munaasabaddan waxaa ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka, Guddoomiye ku-xigeenka guddiga, iyo bah-wadaagta mashruuca, iyadoo diiradda lagu saaray tartamayaasha iyo habsami u socodka howlaha mashruuca.

Facebook
Pinterest
Twitter
LinkedIn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *