Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Siyad Ibrahim Mohamed oo uu Weheliyo Gudoomiye Kuxigeenka Guddiga Mudane Ahmed Mohamed Abukar ayaa maanta ka qaybgalay Munaasabada Xil-wareejinta Maareeyihii hore Ee Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismayo Sayid Mohamed Abdalle Hassan Mudane Abdirisaq Adan Ishaar iyo Maareeyaha Cusub Mudane Abdirahman Abshir Hirsi.