Tababarkan oo socday mudo labo malin ah ayaa waxaa lagu baranayay hanaanka maareeynta Shaqooyinka maalinlaha ah iyo istaatiijiyada hormarinta xirfada shaqaalaha si kor loogu qaado khibradooda, aqoontooda, iyo tayadooda hogaamineed.
Waxaa tababarkan Guddiga kataageeray Mashruuca PREMIS2 oo bahwadaag la ah Xafiiska Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland.
ogu danbeeyntii waxa shahadoyiin la gudoonsiyay shaqalaahi kasoo qeyb galay waxana soo xiraay tababarka gudomiye kuxigeenka Guddiga Shaqaalaha Rayidka mudane yunis Ali shegow
Dhamaad.







