August 29 2025 ,Gudoomiyaha Guddiga shaqaalaha Rayidka Dowadda Jubbaland Mudane Siyat Ibrahim Mohamed ayaa Maanta Magaalda Kismayo Kusoodhawewyay Marti kasocotay Dowlad Goboleedyadda Xubnaha Ka ah Dowlada Federalka Somalia.
Marti sharafta waxaa qayb ka ahaa Gudoomiye Kuxigeenada Guddiyadda Shaqaalaha Rayidka Dowlad Goboleedyada Hirshabeele ,Koonfurgalbeed,agaasimayaasha Guud Ee wasaaradaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dowlad Goboleedyadda iyo qaar kamida Marti sharaf kale.
Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland Siyat Ibrahim Mohamed ayaa Qolka VIP-da kalmad soodhawayna Kajeediyay ayaa sheegay in maalmaha Soosocda lagu daah furi doono sidii kor loogu qaadi lahaa ololaha Kordhinta Dumarka ee Xarumaha Dowlad Goboleedyada Dalka Guud ahaan iyadoo laga duulayo in lagaaro Hiigsiga 2030ka.
VIdeoka Hadal Jeedinta Martida Dowlad Goboleedyadda Xubinta ka ah Dowlada Federalka Soomaaliyeed . Guddaha airportka Caalamiga ah Ee Magaalada
https://www.facebook.com/share/v/1E7SKGyK2z/






