May 5,2025 Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubbaland, Mudane Cabdirahman Maxamed Dhiriq oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda, Mudane Maxamed Osman Jamaac iyo Gudoomiye ku-xigeenka gudiga shaqaalaha rayidka ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Abuukar




