Kormeerka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga
Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxuu Kormeer ku sameeyay Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ,iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada