Civil Service Commission – Jubbaland State Somalia

News & Article

Category: Events

Munaasabadda xilwareejinta

𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨, 𝟏5, 𝐀𝐠𝐨𝐨𝐬𝐭𝐨, 𝟐𝟎𝟐𝟒: Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland Mudane Siyad Ibraahim Mahamed oo ay weheliyaan xubno gudiga kamida ayaa saaka xilalka u kala

Xilalka u kala wareejiyay Agaasimasha

𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨, 𝟏8, 𝐀𝐠𝐨𝐨𝐬𝐭𝐨, 𝟐𝟎𝟐𝟒: Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland Mudane Siyad Ibraahim Mahamed oo ay weheliyaan xubno gudiga kamida ayaa xilalka u kala wareejiyay

𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨, 20, 𝐀𝐠𝐨𝐨𝐬𝐭𝐨, :Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland Mudane Siyad Ibrahim Mohamed ayaa Kulan laqaatay wakiilka Qaramada Midoobay Uqaabilsan dhawrista Xuquuqul Insaanka (UNSOM) Xarunteeda Magaalada Kismayo.

Gudoomiyaha Iyo Madaxa Qaramada Midoobay uqaabilsan Dhawrista Xuquuqda Aadanaha Marwo Manuela Cruz ayaa kawada Hadlay Taageerida Shaqaalaha Rayidka dowlada dhanka ilaalinta Xuquuqdooda iyo taagerida Xuquuqda