𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨, 09, Oktoobar, 𝟐𝟎𝟐𝟒: Gudiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland oo tababar uqabtay Shaqaalaha Guddiga.
Tababarkan oo socday mudo labo malin ah ayaa waxaa lagu baranayay hanaanka maareeynta Shaqooyinka maalinlaha ah iyo istaatiijiyada hormarinta xirfada shaqaalaha si kor loogu qaado