Kismaayo,25 August 2025: Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubbaland ayaa Maanta Soogabagabeeyay ololaha kor uqaadida iyo Kordhinta Shaqaalaysiinta haweenka Ee jagooyinka Sare Ee Dowladda.
Munaasabada Waxaa Si wada Jira Hirgalinteeda Isaga Kaashaday Guddiga Shaqaalaha Rayidka Iyo Wasaarada Shaqada iyo arimaha Bulshada, waxaana taageeray Mashruuca Hormarinta Khayraadka Aadanaha Ee (SERP)