Civil Service Commission – Jubbaland State Somalia

Events

Taariikhdu markay ahayeed 5–6 Sebtembar 2026, Waxa magaalada Kismaayo lagu qabtay aqoon is weydaarsi ku sabsan horumarinta anshaxa shaqada iyo kor u qaadista badqabaka goobta

Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Jubaland, oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka socday Mashruuca Somalia Enhancing Public Resource Management (SERP) ee uu maalgeliyo Bangiga Adduunka,

Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubbaland, Mudane Siyaad Ibraahim Maxamed ayaa si rasmi ah u soo xiray tababbar socday muddo laba cisho ah, kaas oo

Kismaayo: Manta oo Taariiqdu tahay 1 Agoosto 2026 ,Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay kulan wadatashi (Stakeholder Engagement and Community Consultation)

Kismaayo, July 22, 2026: Waxaa maanta si rasmi ah loo dhagax dhigay dhismaha Xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa ka

Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxuu Kormeer ku sameeyay wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada adeegga

Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubaland aya booqasho shaqo ku tagay Wasaaradda Caafimaadka. Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha guud ,Agaasime Waaxeedyada iyo qaar ka

Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Jubbaland Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Jubbaland, iyagoo gudanaya waajibaadkooda la

Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxuu Kormeer ku sameeyay Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ,iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada

Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxuu Kormeer ku sameeyay Garsoorka iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada adeegga rayidka, iyo kor u

Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxuu Kormeer ku sameeyay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada adeegga rayidka,

Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxuu Kormeer ku sameeyay Wasaaradda postada,isgaarsiinta iyoTeknolojiyada iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada adeegga rayidka, iyo

Wafti ka tirsan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Jubbaland oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha rayidka Jubbaland ayaa booqasho shaqo ku tagay Xarunta Hubinta Caafimaadka

Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxuu Kormeer ku sameeyay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada adeegga

Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxuu Kormeer ku sameeyay Wasaaradda beeraha iyo waraabka iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada adeegga rayidka,

Bismillahi , Kormeerkan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa iyadoo diiradda lagu saarayo qiimeynta habsami-u-socodka shaqada, u hoggaansanaanta xeerarka iyo nidaamyada adeegga rayidka, iyo kor

Maanta oo taariikhdu tahay 13/06/2026, Guddiga Shaqaalaha Rayidka waxu bilaabay kormeer lagu xaqiijinayo fulinta waajibaadka shaqo ee hay’adaha dowladda. Kormeerkan wuxuu qayb ka yahay waajibaadka

Shirkan oo ay isugu yimaadeen Dhammaan Wasaaradaha Maaliyadda heer Federaal, heer dowlad gobleed iyo Guddiyada Shaqaalaha Rayidka Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa waxaa inta uu socday

Tababarkan aya Socday mudo afar cisho ah ona laxiriiray Hanaanka Qiimeeynta Shaqaalaha (appraisal performance form) iyo Hanaanka loo maareeyo kala duwanaanshaha shaqaalaha goobta Shaqada (

Shirka Oo kadhacay Xarunta Dhexe Ee xafiiska Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland ayaa Waxaa Shir Gudoomiyay Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Jubaland Mudane Siyad Ibrahim Mohamed

Muqdisho, 29 February 2024: Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubbaland Mudane Siyad Ibrahim Mohamed ayaa Magaalada Muqdisho Oga qaybgalay Shir laxariira kor uqaadida tayada Shaqaalaha

July 14 ,2024 Gudomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Mudane siyad Mohamed ibrahim iyo Agaasimahaha guud ee guddiga shaqaalaha rayidka jubbaland sadam Yusuf Moalim ayaa Magaalada Mogadishu

August 11 ,2024 Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalah Rayidka Jubaland Mudane Siyad Ibrahim Mohamed ayaa Daah furay tabarar laxiriira Hanaanka Maaraynta iyo caqabadaha ay lakulmaan shaqaalaha xiliyada

𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨, 𝟏4, 𝐀𝐠𝐨𝐨𝐬𝐭𝐨, 𝟐𝟎𝟐𝟒: Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland Mudane Siyad Ibraahim Mahamed oo ay weheliyaan xubno gudiga kamida ayaa saaka xilalka u kala

𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨, 𝟏4, 𝐀𝐠𝐨𝐨𝐬𝐭𝐨, 𝟐𝟎𝟐𝟒: Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland Mudane Siyad Ibraahim Mahamed oo ay weheliyaan xubno gudiga kamida ayaa saaka xilalka u kala

𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨, 𝟏5, 𝐀𝐠𝐨𝐨𝐬𝐭𝐨, 𝟐𝟎𝟐𝟒: Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland Mudane Siyad Ibraahim Mahamed oo ay weheliyaan xubno gudiga kamida ayaa saaka xilalka u kala

𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨, 𝟏8, 𝐀𝐠𝐨𝐨𝐬𝐭𝐨, 𝟐𝟎𝟐𝟒: Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland Mudane Siyad Ibraahim Mahamed oo ay weheliyaan xubno gudiga kamida ayaa xilalka u kala wareejiyay

Gudoomiyaha Iyo Madaxa Qaramada Midoobay uqaabilsan Dhawrista Xuquuqda Aadanaha Marwo Manuela Cruz ayaa kawada Hadlay Taageerida Shaqaalaha Rayidka dowlada dhanka ilaalinta Xuquuqdooda iyo taagerida Xuquuqda

Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowlada Jubbaland oo kaashanaya Machadka Tababarrada Qaranka (SMPA) ayaa si wadajir ah u sameeyay qiimeynta baahiyaha Tababar ama xirfadeed ee ay qabaan

Tababarkan oo socday mudo labo malin ah ayaa waxaa lagu baranayay hanaanka maareeynta Shaqooyinka maalinlaha ah iyo istaatiijiyada hormarinta xirfada shaqaalaha si kor loogu qaado

08/02/2025 Waxaa magaalada Kismaayo lagu qabtay kulan uu soo agaasimay Guddiga Shaqaalaha Rayidka Jubbaland, kaas oo la xiriiray ka qeyb qaadashada daneeyayaasha dhismaha xafiiska Gudiga

May 5,2025 Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Jubbaland, Mudane Ismail Axmed Garas iyo Gudoomiye ku-xugeenka Gudiga Shaqaalaha Rayidka ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Abuukar

May 5,2025 Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubbaland, Mudane Cabdirahman Maxamed Dhiriq oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda, Mudane Maxamed Osman Jamaac iyo

June 21 ,2025 Aqoon isweydaarsi muhiim ah oo diiradda lagu saarayey dib-u-habaynta maamulka hay’adaha dowladda iyo horumarinta shaqaalaha ayaa lagu soo gebagebeeyey magaalada Kuala Lumpur

15 July ,2025 Waxaa magaalada Nairobi ee Dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shirkii Madasha 4’aad ee Dib u habeynta Maamulka Dadweynaha ee labada heer ee